Topic
Warkasta is tracking isbaahaysiga across 1 report from 1 source. Recent coverage touches axmed and masar, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Raysal wasaaraha Wadanka Itoobiya, Abiy Axmed ayaa u jawabaya isbaahaysiga Soomaaliya, Masar, Eriteriya & Suudaan. “Deriskeennu waa saaxiibbadeen, laakiin haddii aanan Bad helin horumarkeennu ma dhammaystirmayo… annaga oo ka duuleyna mab’da bixi oo qaado (wax-kala-beddelesho) waxaa naga go’aan in aan helno marin-badeed.