Topic
Warkasta is tracking jacuar across 1 report from 1 source. Recent coverage touches markabka and xaaladda, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay xaaladda markabka xamuulka ah ee M/V JACUAR (IMO 9181821), kaas oo ay sheegtay inuu caariyay kaddib markii ay cilad biyo-gal ah ka dhacday qayb ka mid ah markabka gudihiisa. Wasaaradda ayaa sheegtay in markabka uu watay calanka Saint Kitts and…