Topic
Warkasta is tracking jiro across 1 report from 1 source. Recent coverage touches doorashada and hirshabelle, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Jowhar (Caasimada Online) – Wasiiru dowlaha warfaafinta HirShabelle Cabdikariin Xasan Nuur Doobyare (Doobyare) oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan arrimaha doorashooyinka maamulkaas oo uu weli ka taagan yahay khilaaf xooggan. Cabdikariin Doobyare ayaa si gaar ah uga hadlay khilaafka ka dhashay musharraxnimada Madaxweyne Cali Guudlaawe, [&#