Topic
Warkasta is tracking khilaafka across 1 report from 1 source. Recent coverage touches soomaaliya and uganda, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Kampala (Caasimada Online) – Soomaaliya ayaa la sheegay inay xudun u noqotay khilaafka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya Uganda iyo Turkiga, kadib markii Kampala ay hakisay dhammaan iskaashigii militari iyo difaac ee Ankara, xilli ay soo baxayaan warar sheegaya in muranku si weyn ugu saabsan yahay mustaqbalka ciidamada Uganda ee jooga Soomaaliya. Warbaahinta Middle East…