Topic
Warkasta is tracking kulanka across 1 report from 1 source. Recent coverage touches guddoomiyay and joogtada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
MUQDISHO — Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa shir-guddoomiyay kulankii toddobaad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka, kaas oo ka dhacay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa. Guddoomiyaha oo kulanka furay ayaa xubnaha guddiga ku bogaadiyay dadaallada ay ku bixinayaan gudashada waajibaadkooda iyo dardargeli