Topic
Warkasta is tracking kulankii across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches golaha, mar, and wasiirada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan gaar ah, ayaa kaga hadlay qoondeynta Miisaaniyadda Sannadlaha ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ee 2027, amniga dalka iyo dadaallada ciidamada qalabka sida ee lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ah. Ugu horreyn, kulanka oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saala
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo la xiriira amniga, caafimaadka, doorashooyinka, ganacsiga iyo arrimo kale oo muhiim ah.
Kulankii ay maanta yeelan lahaayeen Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale u baaqday, kadib markii aan la helin tiradii xildhibaannada ee uu kulanku ku furmi lahaa.