Topic
Warkasta is tracking maalgelinta across 1 report from 1 source. Recent coverage touches kala and xuutiyiinta, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Jimco, 4, Sep 2026 {HMC} Yemen ayaa ku baaqday in la xoojiyo iskaashiga gobolka ee lagu carqaladeynayo shabakadaha sahayda iyo maalgelinta ee lala xiriirinayo Xuutiyiinta, iyadoo ka digtay in dhaqdhaqaaqyada sharci-darrada ahi ay khatar ku yihiin amniga Yemen iyo guud ahaan gobolka. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Arrimaha Qurbo-joogta Yemen, Afrah Cabdicasiis Al-Zouba, ayaa arrintan kala hadashay [