Topic
Warkasta is tracking maersk across 1 report from 1 source. Recent coverage touches shirkadda and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Shirkadda maraakiibta ee Maersk ayaa ku dhawaaqday inay lacag dheeraad ah ku soo rogeyso konteenarrada laga soo raro Waqooyiga Yurub iyo dalalka ku teedsan badda Mediterranean-ka ee loo soo wado Soomaaliya, tallaabadaas oo kordhin karta kharashka soo dejinta badeecadaha. Lacagtan cusub, oo loo yaqaan Peak Season Surcharge (PSS), ayaa dhaqan geli…