Topic
Warkasta is tracking magacaabay across 5 reports from 5 sources. Recent coverage touches cali, salaad, and diplomacy, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa xalay wareegto uu soo saaray ku magacaabay Golaha Wasiirrada cusub ee maamulkaas. Golaha Wasiirrada cusub ayaa ka kooban 26 wasiir, 3 wasiiru dowle iyo 22 wasiir ku-xigeen, sida ku cad liiska uu hoggaamiyuhu shaaciyay.

Madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari, Cabdiqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye), ayaa maanta magacaabay guddi heer sare ah…

MUQDISHO – Garsooraha Soomaaliyeed ee heerka caalami, Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa markale taariikh cusub u dhigay Soomaaliya iyo guud ahaan qaaradda Afrika, kadib markii loo magacaabay inuu dhex-dhexaadiyo kulanka UEFA Super Cup 2026, oo la qorsheeyay inuu 12-ka Agoosto ka dhaco magaalada Salzburg ee dalka Austria. Kulankan oo ka tirsan tartamada ugu sarreeya kubadda […]
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Danjire Salaad Cali Jeelle u magacaabay Lataliyaha Sare ee Madaxweynaha. Salaad Cali… Sii akhri

Jun 07(Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo mudnaan gaar ah siinaya xoojinta howlaha talo-bixinta, qorsheynta, isku-dubbaridka iyo horumarinta, ayaa Mudane Danjire Salaad Cali Jeelle u magacaabay Lataliyaha Sare ee Madaxweynaha. Mudane Danjire Salaad Cali Jeelle ayaa muddo dheer mas’uuliyado kala duwan uga soo adeegay dalka, isagoo leh waayo-ara