Topic
Warkasta is tracking jaamac across 5 reports from 3 sources. Recent coverage touches dadka, garab, and guul, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa sheegay in taageerada dadka Soomaaliyeed ee ku nool Mooyaale ay waajib ku tahay dhammaan ummadda Soomaaliyeed, isaga oo carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay garab istaagga dadka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Garaad Jaamac ayaa adkeeyey midnimada, walaaltinimada iyo iskaashiga bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan marka ay jiraan duruufo u…
Waxaa qoray Abdiqani Haji Abdi Abdulkadir Mohamed Nur (Jaamac), Afhayeenka cusub ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo la doortay 10 Agoosto 2026, ayaa si degdeg ah uga soo baxay darajooyinka siyaasadeed ee dalka, isagoo qabtay xilal kala duwan intii uu xafiiska hayay madaxweynayaasha hore ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Xasan Sheekh Maxamuud. Kor u qaadistiisa afhayeenimada ayaa ka dambeysay waxa u muuqda...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo ka qayb-galay kulan looga hadlay xaaladda adag ee Koonfur Galbeed ayaa Dowladda Federaalka ugu baaqay inay tallaabo ka qaaddo shaqsiyaadka uu sheegay inay ku lug leeyihiin falalka argagixisada, kuwaas oo uu xusay inay ku sugan yihiin magaalooyin ka tirsan dalka Kenya.…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa Cabdulqaadir Cumar Macallin u magacaabay Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda. Cabdulqaadir Cumar ayaa ka tirsan Xildhibaannada Baarlamaanka 11-aad, waxaana magacaabistiisa loo arkaa mid la xiriirta rabitaanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Jaamac oo hore u maamuli jiray Wasaaradda Dekedaha. Xi
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Jimcihii guddoomiyey kulanka 21-aad ee guddoonka guddoomiyeyaasha baarlamaannada Bulshada Bariga Afrika (EAC) kaas oo lagu qabtay magaalada Arusha ee Dalka Tanzania, iyadoo guddoominta shirkan ay guul wayn u tahay Soomaaliya. Jaamac ayaa hadda ah guddoomiyaha guddoomiyeyaasha baarlam