Topic
Warkasta is tracking maraakiibta across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches cas, soo, and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Dowladda Mareykanka ayaa shuruudo amni oo dheeraad ah ku soo rogtay maraakiibta ganacsiga ee soo marta dekedaha Soomaaliya ka hor inta aysan gelin biyaha Mareykanka, kaddib markii ay sheegtay in tallaabooyinka dekedahaas ee looga hortago argagixisada aysan ahayn kuwo wax ku ool ah. Go’aanka, oo uu soo saaray Ciidanka Ilaalada Xeebaha…
Wasiirka Difaaca Talyaaniga, Guido Crosetto, ayaa sheegay in tirada maraakiibta dagaalka ee waddamada Midowga Yurub ay ku biiriyeen Hawlgalka Aspides aysan weli ku filnayn sugidda amniga maraakiibta ganacsiga ee isticmaala Badda Cas iyo marin-biyoodka istiraatiijiga ah ee Bab al-Mandab.