Topic
Warkasta is tracking cas across 4 reports from 2 sources. Recent coverage touches ururka, fatahaadaha, and hawlgalka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

BRUSSELS (Goobjoog News) — Kooxda hawlgalka Midowga Yurub u qaabilsan Badda Cas ayaa Brussels ku yeelatay kulan heer sare ah oo looga hadlay weerarrada maraakiibta, amniga Bab al-Mandab iyo mustaqbalka…

Iyadoo la isku diyaarinayo xaaladaha El Niño ee la filayo in ay sababaan fatahaado ka dhaca webiyada Jubba iyo Shabeelle ee Soomaaliya, ayaa Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS) wuxuu diyaarinayaa 72 ka qeyb-galeyaal ah, oo ay ku jiraan 60 mutadawiciin deegaanka ah. Iyada oo uu taageerayo Guddiga Caalamiga ah…