Topic
Warkasta is tracking mariyey across 1 report from 1 source. Recent coverage touches gorgor and shan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Iyadoo la fulinayo ballan-qaadkii Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “ Gen Khaalid” ayaa maanta lacagihii loogu talagalay kharashaadka arooska la guddoonsiiyey shan askari oo ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Gorgor, gaar ahaan Ururka 171 guutada 17aad Qeybta 1aad…