Topic
Warkasta is tracking shan across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches gorgor, kaddib, and mariyey, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Iyadoo la fulinayo ballan-qaadkii Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “ Gen Khaalid” ayaa maanta lacagihii loogu talagalay kharashaadka arooska la guddoonsiiyey shan askari oo ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Gorgor, gaar ahaan Ururka 171 guutada 17aad Qeybta 1aad…
MUQDISHO – Wafdi sare oo ka socday Ciidanka Cirka Pakistan (Pakistan Air Force – PAF) ayaa dib ugu laabtay Islamabad, kaddib markii ay soo gaba-gabeeyeen booqasho shaqo oo shan maalmood ah oo ay ku joogeen Soomaaliya. Intii ay booqashadu socotay, wafdigu wuxuu kulamo heer sare ah la yeeshay madaxda dalka iyo hoggaanka Ciidanka Cirka…