Topic
Warkasta is tracking maxamuud across 1 report from 1 source. Recent coverage touches maxamed and sano, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
London (Caasimada Online) — Maxkamadda Old Bailey ee magaalada London ayaa 12 sano oo xabsi ah ku xukuntay Maxamed Maxamuud oo ah 22 jir asalkiisu Soomaali yahay oo degganaa magaalada Bristol, kaddib markii lagu helay dambiga ah inuu u safray Soomaaliya si uu ugu biiro kooxda Daacish (IS), isaga oo qorsheynayay inuu ku dhex dhinto…