Topic
Warkasta is tracking midoobay across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches qaramada, soomaaliya, and aadannimo, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Waxaa maanta la soo gabagabeeyay labadii sano ee kala-guurka ahaa ee Hawlgalka Siyaasadeed ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, iyadoo la raacayo codsigii Dowladda Federaalka Soomaaliya. Tallaabadan ayaa soo afjareysa in ka badan soddon sano oo Qaramada Midoobay ay si joogto ah uga qayb qaadanaysay dadaallada nabadeynta, dowlad-dhiska, maamulka iyo dib-u-heshiisiinta dalka. Xiritaanka…

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobay, kaas oo diiradda lagu saaray xaaladda bani’aadannimo ee dalka iyo diyaar-garowga fatahaadaha laga cabsi qabo inay ka dhashaan roobabka xooggan ee la xiriira dhacdada cimilada ee Super El Niño. Kulanka waxaa ka qaybgalay…
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar, ayaa Muqdisho kula kulmay wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo uu hoggaaminayay mas’uulka ku-meel-gaarka ah ee hawlgalka UNTMIS, Raisedon Zenenga.