Topic
Warkasta is tracking aadannimo across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches bani, baydhabo, and midoobay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
MUQDISHO, Soomaaliya — Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Isku-dubaridka Arrimaha Bani’aadannimada (OCHA) ee Soomaaliya ayaa sheegay in colaadda ka socota magaalada Baydhabo ay sii xumaynayso xaaladda bani’aadannimo, isla markaana ay halis gelinayso badbaadada iyo ilaalinta dadka rayidka ah. Dagaalladii Baydhabo ka dhacay bilihii Agoosto iyo Sebtembar ayaa sababay amni-darro joogto ah, khataro
Midowga Yurub ayaa ku dhawaaqay deeq cusub oo dhan €18 milyan oo loogu talagalay wax ka qabashada xaaladda bani’aadannimo ee Itoobiya, xilli colaadaha iyo dhaqdhaqaaqyada militari ee ka jira waqooyiga dalka ay sii kordhinayaan baahida dadka rayidka ah, barakaca iyo caqabadaha hortaagan gaarsiinta gargaarka.