Topic
Warkasta is tracking mooyaale across 1 report from 1 source. Recent coverage touches afraad and maalintii, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Dagaal culus ayaa maalintii afraad oo xiriir ah ka socda magaalada Mooyaale iyo nawaaxigeeda, iyadoo xaaladda amni ay sii cakirmayso, colaadduna ay ku fidayso deegaanno hor leh. Wararka laga helayo deegaanka ayaa sheegaya in ciidamada deegaanka Oromia ay saaka waaberigii weerarro cusub ka soo qaadeen jihooyin kala duwan oo gudaha iyo duleedka magaalada ah, taasoo…