Topic
Warkasta is tracking muqaalka across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches daawo, caawa, and wararkii, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararka Ugu Waaweyn Soomaaliya Caalamka ee Warbaahinta HMC Somali TV. HOOS KA DAAWO WARARKII UGU WAAWEYNAA.

Ciidankii ugu badnaa ayaa Caawa Laga qaaday Magaalada Beledweyne laga qaaday iyagoo ku biirayo Ciidanka Xooga Dalka. Dowladda Soomaaliya ayaa gobolka Hiiraan ka qortay boqolaal dhalinyaro ah kuwaas oo dhawaan tababar loogu qaadaayo dugsiga tababarka Xananbuure ee gobolka Galgaduud. HOOS KA DAAWO MUQAALKA CIIDANKA BALADWEYNE LAGA QAADAY.