Topic
Warkasta is tracking wararkii across 9 reports from 4 sources. Recent coverage touches soomaaliya, daawo, and dambeeyay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii Ugu Dambeye Soomaaliya Caalamka ee Warbaahinta HMC Somali TV. HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY
Ilaa shan qof ayaa ku dhintay, ku dhawaad toban kalana waa ku dhaawacmeen iska hor-imaad iyo rabshado maanta galinkii dambe… Sii akhri
Dagaallo xooggan oo u dhexeeya ciidamada dowladda Yemen iyo Asarullah Al-Xuuti ayaa saacadahii ugu dambeeyay ee maanta ka dhacay magaalada Tacis oo dhacda koonfur-galbeed Yemen, kuwaas sababay dhimashada tobonaan qof. Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo dalka Yemen ayaa sheegaya in 24kii saac ee ugu dambeeyay dhimashada labada dhinac ay gaartay…
Dagaallada dib uga qarxay waqooyiga Itoobiya ayaa sii xoogeysanaya, iyadoo ciidamada dowladda federaalka iyo xoogagga Tigray ay ku dagaallamayaan meelo kala duwan oo ka tirsan gobolka Tigray, halka colaadduna ay ku fiday gobollada deriska la ah ee Afar iyo Amhara.