Topic
Warkasta is tracking nabad across 1 report from 1 source. Recent coverage touches hoggaamiyaha and saddexaad, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xarunta Madaxtooyada magaalada Baydhabo ku qaabilay Taliyaha Qaybta Saddexaad ee Ciidanka Nabad Ilaalinta ee ka howlgala Soomaaliya. Kulanka oo ay ka qaybgaleen Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowladda Koonfur Galbeed iyo saraakiil ciidan, ayaa looga hadlay adkeynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed