Topic
Warkasta is tracking hoggaamiyaha across 4 reports from 1 source. Recent coverage touches koonfur, dhagax, and dhaqanka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay odeyaasha dhaqanka Koonfur Galbeed. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray doorka muhiimka ah ee odeyaasha dhaqanka ay ka qaadanayaan qabsoomida gogasha dib-u-heshiisiinta, nabadaynta iyo xoojinta wadajirka bulshada reer Koonfur Galbeed. Hoggaamiye Shekh Aadan Madoobe

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta magaalada Baydhabo si rasmi ah ugu soo xiray shirka banbaxa Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo socday muddo saddex maalmood ah. Shirka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta dowladnimada, hoggaaminta hufan iyo tayeynta adeegyada ay dowladdu u hayso bulshada. Waxaa ka qeyb galay […]