Topic
Warkasta is tracking ololaha across 1 report from 1 source. Recent coverage touches imaaraadka and sir, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Washington (Caasimada Online) – Dokumentiyo sir ah oo la helay ayaa muujinaya in shirkad sirdoon oo gaar loo leeyahay oo fadhigeedu yahay Switzerland, kana shaqeynaysay danaha Imaaraadka Carabta, ay amartay baaritaan lagu ururinayey xogta ururo iyo shaqsiyaad Muslimiin Mareykan ah, iyadoo la doonayey in lagu xiriiriyo Ururka Ikhwaanul Muslimiin. Warbixintan, oo la diyaariyey sanadkii 2018,…