Topic
Warkasta is tracking imaaraadka across 5 reports from 3 sources. Recent coverage touches duqeyn, hal, and itoobiya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Dagaallada dib uga soo cusboonaaday gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya ayaa sare u qaaday walaaca laga qabo xasilloonida Geeska Afrika, iyadoo doorka Imaaraadka Carabta iyo Sacuudi Carabiya ee xaaladda Itoobiya uu soo jiitay indhaha siyaasiyiinta iyo falanqeeyayaasha gobolka.
Duqeyn ay fulisay diyaarad aan duuliye lahayn oo laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ayaa dishay afar qof oo ka tirsan hal qoys Soomaaliyeed, oo ay ku jiraan saddex carruur ah, xilli ay socdeen howlgallo militari oo ka dhan ah kooxda Daacish ee ka dagaallanta buuraha gobolka Bari ee Puntland, sida lagu…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed oo kasoo laabtay safar uu ku tegay dalka Imaaraadka Carabta ayaa sheegay in dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh ay uga qiil dhiganayso safarkiisa si ay u weerarto hoggaanka mucaaradka. “Imaaraadka waan degenahay, saddex maalin ayaa soo joogay, caruurteyda degan, arrimo qoys ayaa u…
Dokumentiyo sir ah oo la helay ayaa muujinaya in shirkad sirdoon oo gaar loo leeyahay oo fadhigeedu yahay Switzerland, kana shaqeynaysay danaha Imaaraadka Carabta, ay amartay baaritaan lagu ururinayey xogta ururo iyo shaqsiyaad Muslimiin Mareykan ah, iyadoo la doonayey in lagu xiriiriyo Ururka Ikhwaanul Muslimiin. Warbixintan, oo la diyaariyey sanadkii 2018,…
ABU DHABI, Imaaraadka Carabta — Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa cambaareysay weerarkii sababay dhimashada iyo dhaawaca xubno ka tirsanaa shaqaalaha markabka shidaalka qaada ee MT Honour 25, kaas oo laga afduubtay xeebaha Soomaaliya. Wasaaradda Arrimaha Dibadda Imaaraadka ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in weerarka uu dhacay intii lagu guda jiray howlgal lagu doonayay…