Topic
Warkasta is tracking cambaareeyay across 3 reports from 1 source. Recent coverage touches dalal, diyaaradaha, and golaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Dalal iyo hay’ado caalami ah ayaa cambaareeyay weerar ay Sacuudi Carabiya ku eedeysay kooxda Xuutiyiinta Yemen, kaas oo lagu qaaday garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee King Khalid ee magaalada Riyadh, laguna dilay ugu yaraan 12 qof, halka 300 kalena ay ku dhaawacmeen.
Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa si adag u cambaareeyay weerarrada loo geysanayo shacabka Suudaan, gaar ahaan duqeymaha diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo weerarrada kale ee lagu beegsanayo goobaha rayidka, isagoo dhinacyada dagaallamaya ugu baaqay in si degdeg ah loo joojiyo colaadda
Dowladaha Turkiga iyo Qatar ayaa si adag u cambaareeyay gelitaanka kooxo ka mid ah degganayaasha Israa’iil ay ku galeen barxadda Masjidka Al-Aqsa ee Qudus, iyadoo la sheegay in ciidamada Israa’iil ay ilaalinayeen dadkaasi xilli ay gudaha u galayeen goobta barakeysan