Topic
Warkasta is tracking qaxooti across 1 report from 1 source. Recent coverage touches 000 and xeebaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
In ka badan 3,000 oo qaxooti Yemeni ah, oo u badan haween iyo carruur, ayaa gaaray xeebaha waqooyi ee dalka Jabuuti, gaar ahaan nawaaxiga Obock, kadib markii ay ka gudbeen marin-biyoodka Bab al-Mandab iyagoo raadinaya badbaado iyo meel ay uga cararaan xaaladaha adag ee ka jira Yemen