Topic
Warkasta is tracking 000 across 4 reports from 3 sources. Recent coverage touches badmaax, bog, and dhaaftay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Dagaallo culus oo dib uga qarxay Yemen ayaa sababay barakaca ugu yaraan 46,000 qof tan iyo toddobaadkii hore, iyadoo Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka ee Qaramada Midoobay (IOM) ay sheegtay in tirada dadka guryahooda ka cararaya ay saacad kasta sii kordhayso.

Friday, 4, Sep 2026 {HMC} Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, Cabdullaahi Xayir Ducaale, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya sanadkan 2026 ay xirtay 82,000 bog oo baraha bulshada ah oo uu sheegay in kooxaha argagixisadu u adeegsanayeen faafinta fikradahooda. Ducaale oo ka hadlayay dood ku saabsan isku-xirka la-dagaallanka kooxaha hubeysan iyo yareynta khataraha musiibooyinka ka j