Topic
Warkasta is tracking qeybta across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches aad, dadka, and gorgor, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Korneyl Cali Axmed Xaashi (Cali Cagey), Taliyaha Qeybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa digniin adag u diray dadka la shaqeeya ama u hoggaansama amarrada kooxda Khawaarijta ee ku sugan deegaannada gobolka Hiiraan. Taliyaha ayaa sheegay in aan la aqbali doonin cid kasta oo si toos ah ama si dadban ula shaqeysa kooxda, isagoo […]

Taliyaha Qeybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor, Gaashaanle Sare Saahid Jaamac Faarax, oo uu wehelinayay Taliyaha Guutada 17-aad ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa kulan dhiirrigelin iyo is-xog-waraysi ah la qaatay saraakiisha Guutada 17-aad. Kulanka ayaa lagu falanqeeyay dardargelinta gudashada waajibaadka qaran, xoojinta wada-shaqeynta, horumarinta hoggaaminta, iyo kor u qaadista niyadda ciidamada.

MUQDISHO – Ra”iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Salax Axmad Jaamac ayaa maanta xariga ka jaray isbitaalka Laansaleeti gaar ahaan qeybta dhimirka ee Haweenka oo lagu sameeyay daayac-tir iyo dib u nashqadeen balaaran. Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay mudnaan gaar ah siinayso horumarinta adeegyada bulshada, gaar ahaan caaf