Topic
Warkasta is tracking hiiraan across 4 reports from 3 sources. Recent coverage touches dadka, dilay, and khawaarijta, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Korneyl Cali Axmed Xaashi (Cali Cagey), Taliyaha Qeybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa digniin adag u diray dadka la shaqeeya ama u hoggaansama amarrada kooxda Khawaarijta ee ku sugan deegaannada gobolka Hiiraan. Taliyaha ayaa sheegay in aan la aqbali doonin cid kasta oo si toos ah ama si dadban ula shaqeysa kooxda, isagoo […]

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Saaxiibbada Caalamka, ayaa xalay fuliyay duqeyn cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday fariisimo ay Khawaarijta ka sameysteen deegaanka Suullaay, oo qiyaastii 17 kiiloomitir dhanka koonfureed kaga beegan deegaanka Teedaan ee gobolka Hiiraan.Howlgalka ayaa lagu dilay 25 xubnood oo ka tirsanaa Khawaarijta, halka 18 kale lagu dhaawacay. Sidoo kale, afar