Topic
Warkasta is tracking qiimaha across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches guud, qaybgalay, and shidaalka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xaashi Carabeey, ayaa ka qaybgalay kulan wadatashi dadweyne oo looga hadlayay sare u kaca qiimaha korontada iyo caqabadaha ka dhashay. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray muhiimadda ay leedahay in xal waara loo helo qiimaha korontada, iyadoo la tixgelinayo…
Qiimaha shidaalka ee Soomaaliya ayaa maalmahan laga dareemayaa koror cusub, iyadoo ganacsatada qaar ay litirka shidaalka ku iibinayaan qiime u dhexeeya $1.15 ilaa $1.17, halka…