Topic
Warkasta is tracking ruushka across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches dagaal, itoobiya, and mandab, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Itoobiya ayaa Ruushka kala wareegtay 12 diyaaradood dagaal oo ah nooca casriga ah ee Su-35, kuwaas oo qeyb ka noqonaya dadaallada dowladda Addis Ababa ay ku xoojinayso awooddeeda milatari. Diyaaradahan ayaa la keenay hal sano ka hor waqtigii markii hore loo qorsheeyay, sida uu sheegay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed.…

Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ruushka iyo Sacuudi Carabiya, Sergey Lavrov iyo Amiir Faisal bin Farhan, ayaa walaac ka muujiyey xiisadaha sii kordhaya ee ka taagan koonfurta Jasiiradda Carabta iyo Marinka Bab al-Mandab, iyagoo ku baaqay in la ilaaliyo amniga maraakiibta iyo xorriyadda isu-socodka badda.

Okt 16 (Jowhar)- Iyadoo Ukraine ay dib u billowday weerarrada ka dhanka ah kaabayaasha shidaalka ee Ruushka, Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si adag u dhaleeceeyay istiraatiijiyaddan, isagoo ku tilmaamay “wax laga xishoodo,” wuxuuna ka digay inay gacan ka geysaneyso in qiimaha tamarta ee caalamka uu sarreeyo. Ukraine ayaa weerartay goob Ruushku leeyahay oo lagu…