Topic
Warkasta is tracking sababta across 1 report from 1 source. Recent coverage touches qabtay and xukuumadda, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga Beeraha ee Golaha Shacabka ayaa Wasiirka Beeraha iyo Waraabka u qabtay muddo 48 saacadood ah kadib khilaaf ka dhashay xogta xubnaha loo xulay Golaha Hagista Hay’adda Sharciyeynta Adeegyada iyo Baaritaanka Beeraha Soomaaliyeed (SARIS). Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Khayraadka Badda ayaa wasiirka ka dalbaday inuu muddadaas ku soo…