Topic
Warkasta is tracking saraakiisha across 1 report from 1 source. Recent coverage touches aadan and looga, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Baydhabo (Caasimada Online) – Hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed, Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) ayaa kulan amniga looga hadlay la yeeshay saraakiil ka tirsan maamulkiisa, xilli uu sii kordhayo cadaadiska ciidan ee uga imaanaya maleeshiyaadka taabacsan Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen). Ilo kala duwan ayaa xaqiijiyay in Aadan Madoobe uu saraakiisha, oo qaarkood uu taleefanka ku