Topic
Warkasta is tracking Shariif Sheekh Axmed across 23 reports from 8 sources. Recent coverage touches NISA, Mucaaradka, and Muqdisho, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maxkamadda Sare ee dalka ka codsatay in 15 maalmood oo dheeraad ah loo siiyo qareennada dowladda si ay uga jawaabaan dacwadda la xiriirta Dastuurka cusub ee Soomaaliya, taas oo uu gudbiyay madaxweynihii hore ee dalka, Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Codsigan ayaa yimid xilli maanta oo Khamiis ah ay ku beegnayd maalintii…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sharif Sheikh Ahmed, ayaa Sabtidii ku eedeeyay dowladda federaalka inay raacdo habka doorashada iyada oo aan la helin is-afgarad ballaaran oo siyaasadeed, isagoo ka digaya in go'aanada hal dhinac ah ee sii socda ay qoto-dheereyn karaan kala qaybsanaanta iyo inay khatar gelin karto amniga iyo xasiloonida dalka.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa Maxkamadda Sare ee dalka u gudbiyay dacwad ka dhan ah wax ka badalka Dastuurka dalka. Dacwaddaan oo todobaadkii hore loo gudbiyay Maxkamadda ayaa maanta Xafiiska Garyaqaanka Guud ee dowladda waxa uu ogeysiiyay hay’adaha dowladda u xilsaaran dastuurka in dacwad laga gudbiyay Madaxweynaha,…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sharif Sheikh Ahmed ayaa codsi ka gudbiyay Maxkamadda Sare isagoo raadinaya in la baajiyo isbeddelada Dastuurka Kumeelgaarka ah ee Soomaaliya, isagoo diiday jadwalka doorashada 2027 ee cusub iyo digniin ka bixiyay in khilaafka uu horseedi karo doorashooyin is barbar socda iyo khilaaf bulsho.
Xildhibaan Soomaaliyeed Abdirahman Mohamed Hussein Odowaa, oo ah xubin sare oo hore u taageeri jirtay Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Isniintii ku baaqay in la soo laabto ciidamada amniga ee ku sugan agagaarka hoyga madaxweynihii hore Sharif Sheekh Axmed ee Muqdisho.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sharif Sheikh Ahmed ayaa Axaddii, June 28, 2026, diiday warbixin ka timid Hay'adda Sirdoonka iyo Amniga Qaranka (NISA) oo sheegtay in rag hubeysan oo uu amray ay weerareen shaqaalaha hay'addaas ee caasimadda. Khilaafka ayaa imaanaya iyadoo la cabsi qabo in ay dhici karto iska horimaad hubeysan, ka dib markii saxaafadda maxalliga ah ay warbixiyeen in dowladda ay soo dirtay…

Iyadoo saacadihii ugu dambeeyay siyaabo kala duwan loo baahiyay warar sheegayay in odayaal dhaqameed ay u tageen Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, si ay ugala hadlaan xiisadda kala dhexeysa madaxweynihii hore ee dalka, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa la sheegay in wararkaas ay yihiin kuwa been abuur ah. Qaar ka mid…

MOGADISHU, Soomaaliya — Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sharif Sheikh Ahmed ayaa beeniyay eedaymo ay soo jeedisay Hay'adda Sirdoonka iyo Amniga Qaranka (NISA) oo ku saabsan ilaaliyayaashiisa, isagoo ku eedeeyay hay'adda inay si qaldan u matashay dhacdooyin taxane ah oo ka dhacay agagaarka gurigiisa. War-saxaafadeed uu soo saaray xafiiskiisa, Ahmed ayaa sheegay in eedaymaha NISA aysan ka tarjumayn xaqiiqda…

MUQDISHO, Soomaaliya — Hay'adda Sirdoonka iyo Amniga Qaranka Soomaaliya (NISA) ayaa ku eedeysay kooxo hubeysan oo ay sheegtay inay ka howlgalayeen amarada madaxweynihii hore Sharif Sheekh Axmed inay weerar ku qaadeen shaqaaleheeda amniga ee caasimadda. Bayaan ay soo saartay, NISA ayaa sheegtay in dhacdooyinkani ay beegsadeen xubno ka tirsan ciidamada ilaalinta dadweynaha ee ka howlgala Laanta Koowaad…

Warsaxaafadeed kasoo baxay Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa looga hadlay xiisadda u dhexeysa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ahayd, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, kadib markii dhaq-dhaqaaq ciidan oo u dhexeeya labada dhinac laga dareeyay magaalada Muqdisho. Golaha ayaa daan-daansi ku tilmaamay tallaabooyinkii ugu dambeeyay ee a

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag u cambaareeyay waxa uu ku tilmaamay falal daandaansi iyo been-abuur ah oo lagu hayo madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, kaddib markii, sida goluhu sheegay, maalmihii la soo dhaafay hoygiisa la geeyay ciidamo hubeysan oo carqaladeeyay howl-maalmeedkiisa, khatarna geliyay amnigiisa. War-saxaafadeed kasoo baxay Golaha Mustaqb

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa si adag u cambaareysay weerarro iyo falal hubeysan oo ay sheegtay in lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka ee hay’adda, kuwaas oo ka howlgalayay Laanta Koowaad ee Waaxda General Daa’uud, degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. War-saxaafadeed ay NISA soo saartay ayay ku sheegtay in falalkaasi ay…

Golaha Mustaqbalka ayaa Madaxweyne Xasan ugu digay inuu weerar ku qaado Madaxweyne Shariif iyo madaxda mucaaridka. Warsaxaafadeedka Golaha Mustaqbalka ayaa kusoo aaday xilli ay sii kordhayaan baaqyada kala duwan ee loo jeedinayo dawladda Federaalka ah inaysan weerarin mucaaridkeeda, si gaar ah guriga Madaxweyne hore Shariif Sheekh Axmed, oo war uu…
Boqolaal qof ayaa caawa ka barakacay xaafadda Tiintiinley ee degmada Wadajir, gobolka Banaadir, halkaas oo uu deggan yahay madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, kaddib markii uu…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Sharif Sheekh Axmed ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka inay bartilmaameedsanayso xubnaha xafiiskiisa iyo inay xannibayso dhaqdhaqaaqa agagaarka gurigiisa ee Muqdisho.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Sharif Sheekh Axmed ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka in ay beegsato xubnaha xafiiskiisa iyo in ay xaddido dhaq-dhaqaaqa agagaarka guriigiisa Muqdisho.

Falcelin xooggan iyo hadal-heyn ayaa ka dhalatay xiisadda cusub ee ka dhex-qaraxday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxweynihii hore ee dowladdii ku-meel-gaarka ahayd, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed, kadib markii dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo u dhexeeya labada dhinac laga dareemay gudaha magaalada Muqdisho. Hay’adda NISA oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa eedeyn u

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Shariif Sheekh ayaa si kulul ugu jawaabay Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo ciidamadiisa ku eedeysay inay khalkhal-gelin amni ka wadaan magaalada Muqdisho, iyadoo soo bandhigtay caddeymo muujinayo in maleeshiyaad ku hubeysnaa AK-47, BKM iyo RPG ay xoog ku galeen guryo ku yaalla xaafadda…

Madaxweynihii 7-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Shariif Sheekh Axmed, wuxuu si cad u beeninayaa sheegashada maanta ay baahisay Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka ee (NISA), taas oo la xiriirtay eedeymo been abuur ah oo loo jeediyey illaalada Madaxweynaha oo ka tirsan ciidanka Qaranka. Waxaan caddeynaynaa in sheegashadaasi aysan ka tarjumayn…

Xisbiga Himilo Qaran ee hoggaamiyo madaxweyne hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka digay weerar lagu qaado goobaha ay magaalada… Sii akhri

War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska NISA ayaa waxaa looga hadlay xiisadda ka taagan nawaaxiga guriga uu Muqdisho ka degan yahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed. War Saxaafadeed ka soo baxay Hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in ay cambaareyneyso weerar lagula kacay ciidamado ka howlgalayay degmada Wadajir. “Hay’adda Sirdoonka iyo…

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa faah-faahin ka bixisay dhaq-dhaqaaqyo hubeysan oo maalmihii ugu dambeeyay laga dareemay magaalada Muqdisho, kuwaas oo u dhexeeyay ciidamada ammaanka ee dowladda iyo kuwa taabacsan siyaasiyiinta mucaaradka dalka. NISA ayaa shaaca ka qaaday in maleeshiyaad hubeysan oo ka amar qaata mad
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Sharif Sheekh Axmed ayaa dhaleeceeyay siyaasadda arrimaha dibadda ee dowladda federaalka, isagoo ka digaya in Soomaaliya ay khatar ku jirto in ay dhaawacdo danahaheeda haddii ay ku lug yeelato isbahaysiyo khilaafsan oo gobollada ah.