Topic
Warkasta is tracking ciidan across 9 reports from 5 sources. Recent coverage touches puntland, boosaaso, and eritrea, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta tababar u soo xiray ciidan ka tirsan Booliska, kuwaas oo tababarro ku qaatay… Sii akhri
Dowladda Mareykanka ayaa lagu soo waramayaa inay qorshaynayso inay magaalada Boosaaso ka dhigato xarun muhiim u ah howlgalladeeda militari ee ka socda Soomaaliya, gaar ahaan hawlgallada badda iyo kuwa ka dhanka ah kooxaha hubeysan ee ku sugan buuraleyda Calmiskaad.