Topic
Warkasta is tracking suuqyo across 1 report from 1 source. Recent coverage touches beeraleyda and ganacsatada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa kulan la yeeshay ganacsatada beeraleyda Soomaaliyeed, kaas oo diiradda lagu saaray horumarinta wax-soo-saarka beeraha, helitaanka suuqyo cusub iyo xoojinta fursadaha ganacsi ee wax-soo-saarka gudaha dalka. Kulanka ayaa si gaar ah looga hadlay fursadaha ka dhalan kara suuq cus