Topic
Warkasta is tracking tacsi across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches aljeeriya, diray, and new, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha Tanzania, Samia Suluhu Hassan, kadib geerida ku timid seygeeda Hafidh Ameer Hassan. Madaxweyne Xasan…

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh u direysaa Dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka Aljeeriya kadib shilkii naxdinta lahaa ee bas kaas oo ka dhacay meel u dhow magaalada Boumerdes maaliintii Jimcaha aheyd, Shilkaas oo sababay dhimashada ugu yaraan 25 qof iyo dhaawaca tobannaan kale. Dowladda Soomaaliya waxay la qeybsaneysaa murugada qoysaska ay ehella

New Delhi-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Hindiya, Dr. Cabdullahi Maxammed Odowa, ayaa maanta booqasho tacsi ah ku tegay Xarunta Safaaradda Dowladda Qatar ee magaalada New Delhi. Intii uu booqashada ku guda jiray, Danjiruhu waxa uu saxiixay buugga tacsida ee loo furay geerida Amiirkii hore ee Dowladda Qatar, Sheekh Hamad bin Khalifa Al Thani, oo […]