Topic
Warkasta is tracking diray across 5 reports from 4 sources. Recent coverage touches cali, galmudug, and xasan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Okt 25 (Jowhar)- Ra’iisul Wasaarihii Hore ee XFS Mudane Cali Maxamed Geedi ayaa u hambalyo u diray Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo shalay loo doortay Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle shanta sano ee soo socota. “Guudlaawe waa waaya-arag la tijaabiyay oo qunyar socod ah lana hubo in uu maamulka iyo shacabka Hirshabeelle gaarsiin doono…
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo war-saxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay doorashadii maanta ka dhacday magaalada Jowhar ee mar kale dib loogu doortay Madaxweyne Cali Guudlaawe, iyadoo ku xigeenkiisa cusub loo doortay Cabdifitaax Xasan Afrax oo kasoo jeeda gobolka Hiiraan. Xasan Sheekh ayaa hambalyo u diray hoggaamiyaha dib loo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad-goboleedka Galmudug, Liibaan Axmed Xasan iyo ku-xigeenkiisa, Cabdiweli Ibraahim Garyare oo maanta ay xubnaha Golaha Wakiillada ku doorteen magaalada Dhuusamareeb. Madaxweynaha ayaa labada mas’uul ugu hambalyeeyey kalsoonida ay ka heleen xubnaha Go
DHUUSAMAREEB, Soomaaliya — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Khamiistii hambalyo u diray hoggaanka cusub ee dowlad-goboleedka Galmudug, isaga oo ugu baaqay inay mudnaanta koowaad siiyaan amniga, dib-u-heshiisiinta iyo horumarinta adeegyada bulshada. Liibaan Axmed Xasan ayaa loo doortay hoggaamiyaha Galmudug, halka Cabdiweli Ibraahim Garyare loo doortay hoggaamiye ku-xigeenka, ka
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, kaddib markii Baarlamaanka Itoobiya uu dib ugu doortay xilka Ra’iisul Wasaaraha,…