Topic
Warkasta is tracking taliska across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches ciidanka, rwanda, and xiray, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Taliyaha Taliska Tababarada ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Axmed Ciise Axmed, ayaa dalka Rwanda tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS. Saraakiishan ka socotay Ciidanka XDS ayaa ka qalin-jabisay Kulliyadda Abaanduulka Sare iyo Hoggaaminta ee Ciidanka Difaaca Dalka Rwanda. Saraakiishan ayaa sidoo kale shahaadada heerka labaad ee Master Degree-ka ee dhanka Daraasaadka

Jun 07(Jowhar) Madaxweyne Xasan Sheekh ahaa Gen Mohamed Mohamuud Hassan Garabeey u magacaabay Taliyaha Taliska Taakulaynta Ciidanka Xogga dalka Somaliyeed. Gen Garabeey ayaa Horay usoo noqday u qaybsanaha Difaaca ee Safaarada Somaliya ee Dalka Turkiga. Xilkaan waxaa horay usoo qabtay sidoo kale Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ee hada Gen Ibraahim Mohamed Mohamuud.