Topic
Warkasta is tracking waji across 1 report from 1 source. Recent coverage touches galay and galbeed, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Baydhaba (Caasimada Online) – Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo maanta shir ku yeeshay Baydhaba ayaa ka hadlay xaaladda amni ee deegaanada maamulkaasi, gaar ahaan dagaallada u dhexeeya ciidamada ammaanka iyo kuwa daacadda u ah Cabdicasiis Lafta-gareen. Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed, Nuur Siidow Baaba oo ka warbixiyay kulanka ayaa sheegay in dagaalka uu galay waji cusub,…