Topic
Warkasta is tracking galbeed across 12 reports from 4 sources. Recent coverage touches koonfur, booqday, and cirka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Gendereshe, Shabeellaha Hoose – Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose, Cabdifataax Sayid Axmed Siidii, oo ay wehliyaan Wasiir Ku-xigeenka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale, ayaa maanta dhagax-dhigay mashruuc ballaaran oo lagu horumarinayo deegaanka Gendereshe. Mashruucan ayaa qorshuhu yahay in deegaanka laga hirgeliyo 500 oo guri oo casri ah, masaajid, iskuul, dug
Madaxweynihii hore ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa dowladda Turkiga ugu baaqay inay si degdeg ah u joojiso dhammaan hawlgallada cirka ee uu ku eedeeyay inay ka dhan yihiin dadka rayidka ah ee ku sugan deegaannada Koonfur Galbeed, isla markaana ay ixtiraamto madax-bannaanida Soomaaliya. War-saxaafadeed uu soo saaray Laftagareen ayaa…
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa weli kasii socda kulamo xal loogu raadinayo Koonfur Galbeed oo ay weli ka jiraan xaalado siyaasadeed iyo dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo u dhexeeya dhinacyada isku haya maamulkaasi. Guddi iskiis isugu xilqaamay nabadeynta Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya,…
Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Soomaaliya C/Casiis Lafta-Gareen ayaa warqad furan oo uu soo saaray ku eedeeyay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, inuu faragelin ku hayo arrimaha siyaasadeed ee Koonfur Galbeed, isla markaana uu isku dayayo inuu xoog ku beddelo hoggaanka maamulka. Warqadda ayaa lagu sheegay in khilaafka labada dhinac…
Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta ku dhawaaqday inay qaadeyso guluf ka dhan ah ciidamada taabacsan madaxweynihii hor ee maamulkaas, Cabdicasiis Lafta-gareen oo todobaadkii hore qabsaday 4 degmo oo ka tirsan gobolka Baay. Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed, Nuur Siidow Baaba ayaa sheegay in gulufkooda uu ka bilaaban doono degmada Buurhakaba, ayna ka…
Ciidamada taageersan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa ku fiday magaalooyin iyo degaanno hor leh oo ka tirsan gobolka Bay, taas oo…
Ciidamo taabacsan madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa maanta la wareegay degmada Bardaale ee gobolka Bay, xilli… Sii akhri
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Charles King, kaas…
Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo maanta shir ku yeeshay Baydhaba ayaa ka hadlay xaaladda amni ee deegaanada maamulkaasi, gaar ahaan dagaallada u dhexeeya ciidamada ammaanka iyo kuwa daacadda u ah Cabdicasiis Lafta-gareen. Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed, Nuur Siidow Baaba oo ka warbixiyay kulanka ayaa sheegay in dagaalka uu galay waji cusub,…
Afhayeenka madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa sheegay in degmada Qasaxdheere ee gobolka Bakool ay maanta dib ugu soo laabatay gacanta ciidamada uu ugu yeeray Daraawiishta…
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Aqalka Madaxtooyada magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada-tashiga, is-fahamka iyo iskaashiga siyaasadeed, iyadoo si gaar ah looga h
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Isbitaalka Guud ee Gobolka Baay ku booqday qaar ka mid ah shacabka ku waxyeelloobay weerarkii ka…