Topic
Warkasta is tracking wararka across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches beeniyay, iskaashiga, and sheegaya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa beeniyay wararka sheegaya in 25-kii bishan laga soo celiyay dalka Kenya, isagoo ku tilmaamay eedeymahaas kuwo “been abuur ah, aan sal iyo raad toona lahayn.” Qoraal uu soo saaray ayuu Jibriil ku sheegay inuusan marnaba ku lug yeelan falal wax […]

WAR-SAXAAFADEED Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil uu xiriir la sameynayo maamulka gooni u goosadka ah ee gobolada waqooyi ee Soomaaliya, iyada oo aan loo marin Dowladda Federaalka Soomaaliya. Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay u aragtaa xiriir kasta oo noocaa