Topic
Warkasta is tracking warqadaha across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches cusub, aqoonsiga, and turkiga, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay danjireyaasha cusub ee Turkiga Ferhat Alkan… Sii akhri

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee Jamhuuriyadda Türkiye Mudane Ferhat Alkan iyo Midowga Yurub mudane László Máthé, kuwaasi oo si rasmi ah u bilaabaya waajibaadkooda diblomaasiyadeed ee dalka. Madaxweynaha ayaa Danjireyaasha la wadaagay horumarka iyo g