Topic
Warkasta is tracking aqoonsiga across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches cusub, mid, and waraaqaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta ka guddoomay nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga danjirenimo safiirka cusub ee Dowladda Saldanadda Cumaan u soo magacawday Soomaaliya, Saalim bin Xabiib Al-Cumeyri. Wasiirka ayaa soo dhoweeyay safiirka cusub, isaga oo u ballanqaaday in wasaaraddu…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee Jamhuuriyadda Türkiye Mudane Ferhat Alkan iyo Midowga Yurub mudane László Máthé, kuwaasi oo si rasmi ah u bilaabaya waajibaadkooda diblomaasiyadeed ee dalka. Madaxweynaha ayaa Danjireyaasha la wadaagay horumarka iyo g