Topic
Warkasta is tracking warshadaha across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches dayaxa, dhagax, and uga, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Elon Musk ayaa shaaciyay qorshe lagu doonayo in dayaxa laga dhiso warshado ay robot-yadu ka shaqeeyaan, The post Musk oo qorshe “waalli” ah uga hadlay warshadaha dayaxa first appeared on Radio Dalsan .

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhagax-dhigay xarunta dhexe ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha oo dib-u-dhis lagu sameynayo, taas oo qeyb ka ah dadaallada Xukuumadda DanQaran ay ku horumarinayso hey’adaha muhiimka u ah adeegga bulshada iyo kobaca dhaqaalaha dalka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Wasaaradda Ganacsiga iyo Warsh