Topic
Warkasta is tracking dhagax across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches dhigay, dhiska, and taariikhiga, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda ee Jaamacadda SIMAD, taas oo lagu horumarinayo waxbarashada sare, cilmi-baarista iyo kobcinta xirfadaha ardayda Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaaraha oo munaasabad kooban ka hadlay kaddib dhagax-dhigga xarunta ayaa sheegay in jaamacadaha iyo
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta oo Arbaco ah dhagax-dhigay mashruuca dib-u-dhiska Iskuulka Bartamaha, oo ka mid ah xarumaha waxbarasho ee taariikhiga ah ee Soomaaliya. Iskuulkan oo la dhisay xilligii gumeysiga, ka hor sannadihii 1960-meeyadii, ayaa muddo dheer u adeegayay bulshada Soomaaliyeed. Hase yeeshee,…