Topic
Warkasta is tracking wasiirkii across 1 report from 1 source. Recent coverage touches arrimaha and puntland, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Waxaan akhriyey warqaddii Madaxweyne Deni uu u diray Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay iyo Golaha Ammaanka. Qeybo qoraalka ka mid ah aad bay ii dhibeen—taas macnaheedu ma aha in cabashooyinka Puntland aysan ahayn kuwo jira, balse Deni wuxuu sheeganayaa wax ka baxsan awoodihiisa iyo waajibaadkiisa. Qoraalkiisa wuxuu leeyahay – “Puntland waxay hadda wajahaysaa cadaadis kaga…