Topic
Warkasta is tracking xadka across 1 report from 1 source. Recent coverage touches eritrea and gaaray, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Addis Ababa (Caasimada Online) – Ciidamada dowladda Itoobiya ayaa Talaadadii gaaray magaalada Zalambessa ee ku taalla xadka Eritrea, kaddib markii ay halkaasi dib uga riixeen xoogaggii fallaagada Tigray, xilli ay sii kordhayaan walaaca laga qabo in xiisadda labada dal ay isu beddesho dagaal toos ah. Dhaqdhaqaaqan militari ayaa kusoo beegmaya iyadoo diblomaasiyiinta caalamku ay dadaal…