Topic
Warkasta is tracking xayiraad across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches beeniyay, rogtay, and soo, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Sept 19 (Jowhar)- Dowladda Turkiga ayaa beenisay warar lagu baahiyey baraha bulshada iyo qaar ka mid ah warbaahinta, kuwaas oo sheegayay in Soomaaliya ay xayiraad fiiso ku soo rogtay muwaadiniinta Turkiga. Waaxda Turkiga u qaabilsan la dagaallanka wararka been abuurka ayaa sheegtay in wararkaasi ay yihiin xog aan sal lahayn oo lagu marin habaabinayo bulshada.…

Turkiga ayaa Jimcihii beeniyay warar lagu faafiyay baraha bulshada iyo qaar ka mid ah warbaahinta oo sheegayay in Soomaaliya ay xayiraad fiiso ku soo rogtay muwaadiniinta Turkiga. Xarunta La-dagaallanka Wararka Been-abuurka ah ee Madaxtooyada Turkiga ayaa sheegtay in wax isbeddel ah aan lagu sameyn shuruudaha lagu maamulo isu-socodka muwaadiniinta labada…