Topic
Warkasta is tracking xigeenkiisa across 1 report from 1 source. Recent coverage touches dhex and firdhiye, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Laascaanood (Caasimada Online) – Khilaaf siyaasadeed ayaa markale soo shaac baxay gudaha maamulka Waqooyi Bari, iyadoo uu soo kala dhex galay Madaxweynaha maamulka, Cabdulqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye) iyo ku-xigeenkiisa, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil (Abwaan). Labada mas’uul ayaa xilka wada haya muddo ku dhow sanad iyo laba bilood, hase yeeshee khilaafka u dhexeeya ayaa la sheegay…